www.adhicadeeye.com Blog

QODOBADA KASOO BAXAY SHIRKA ADHICADEEYE 0

QODOBADA KASOO BAXAY SHIRKA ADHICADEEYE

Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen madax dhaqameedka hogaanka guurtida beesha fiqishini ganacsatada iyo aqoonyahanka ayaa ka furmay degmada adhicadeeye 7/7/2017 shirkaasi oo ku furmay duco iyo alla bari ka dhacay beerta suldaan mustafa...

DENMARIK OO KU DHAWAAQDAY QORSHE LAYAAB LEH QORSHAYNTA QOYSASKA 0

DENMARIK OO KU DHAWAAQDAY QORSHE LAYAAB LEH QORSHAYNTA QOYSASKA

Denmark ayaa ku dhawaaqday kharashaad dheeri ah oo ay siin doonto dalalka soo koraya si loogu adeegsado qorshaynta qoyska, iyadoo sheegtay in arrintaasi ay gacan ka gaysan doonto “Xakamaynta caddaadiska Yurub ka haysta soo...

DHACDO LA YAAB LEH OO KA DHACDAY DEEGAANKA ARABSIYO 0

DHACDO LA YAAB LEH OO KA DHACDAY DEEGAANKA ARABSIYO

Sida wararka aan heleyno ay sheegayaan waxaa deegaanka Arabsiyo lagu qabtey dad lagu eedeyey in ay qodayeen qabriga wadaan caan ahaa. Ciidamo booliska Somaliland ka tirsan ayaa qabtey ragan oo markaa faraha kula jirey...

0

Dhageyso: Diyaarado Duqeyn ka Geystay Somaliland

Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland, sida uu VOA u sheegay guddoomiyaha gobolka Salal Axmed Maxamed Xaashi. Diyaaradahan ayaa rasaas ku...

0

IGAD oo Ergay Cusub u Magacowday Soomaaliya

Urur goboleedka IGAD ayaa maanta ergay cusub u magacaabay arrimaha dalka Soomaaliya. Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. Ergaygaasi ayaa la sheegay inuu xilligan hayo xilka ah...